Dil caawa ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Kooxo hubeysan ayaa caawa ku dilay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada H/wadaag nin magaciisa lagu sheegay Maxamed Xasan Axmed Mooge. Dilka ninkan ayaa ka dhacay xaafada Cali Caliyow ee degmada H/wadaag, waxaana uu ka mid ahaa dadka caanka ah degmadaas gaar ahaan bahda Isboortiga. Dableyda dilka geysatay ayaa ka baxsatay goobta, iyadoo sida caadada ah … Continue reading Dil caawa ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya